LAABTA LEYS GALIYA ( HAB)





Quburada cilmi nafsiga waxay shegan in 20 second wax ka badan hadii aad laabta galiso qof ay ka dhalato qulqulka oxytocin ay ku saamayso Waxay hoos u dhigtaa cadaadiska dhiiggaaga, taasoo kaa dhigaysa in hoos u dhaco darenkaga cabsiga (anxiety) iyo nafis badan aad dareento

Waxay yaraynaysaa soo saarista (cortisol) hormoonka walwalka, taasoo kuu sahlaysa inaad dareento daganan iyo xalisoni nafed .


Comments

Popular posts from this blog

Dhibaatada Maseerka Dumarka. Ku reebeay!