Dhibaatada Maseerka Dumarka. Ku reebeay!
Gabar ayaa baaritaan kula dhaqaaqday Mobile ka Ninkeeda, magacyada ay ka heshay waxaa ma mid ah : 1.Dunideyda 2.Wehel keyga 3.Indhaheyga Nuurkooda. Xaaskii aad ayay u xanaaqday Calling … Numberka koowaad ayay wacday , saa waa hooyadii Numberka labaad ayay wacday saa waa walaashii Numberka seddexaad ayay wacday saa waxaa soo dhacay Number keeda Waxa ay dareentay dambi , mushaarkeedii Bisha ayay siisay iyada oo Cafis ka dalbatay. Qisadii ayay uga sheekeysay Hooyada dhashay Ninkeeda, hooyadii waxa ay ku abaal marisay wiilkeeda jijin dahab ah Sidoo kale waxa ay uga sheekeysay walaashii, iyadana faraanti ay lahayd ayay u iibisay una haddiyadeysay. Ninkii wixiisa ayuu uruursaday, wuxuuna Haddiyad uga dhigay xaaskiisa labaad oo Numberkeeda uu ku qortay *Ninka Maqaayadda*

Comments
Post a Comment