Posts

Showing posts from August, 2023

Sheeko Reer Mudug

Image
 Mid re mudug ah baa exam ama imtixaan so fadhistay marku waxba ka shaqayn waayay bu warqada mesha u danbaysa kaga qoray Aamuskaygu kama turjumayo jaahilnimadayda balse qoraal kuma so koobi karo Waxa maskax dayda ka guuxaya Malinki Natijada la bixinayayba Waxay ugu so qoreen   Dhicitaankaagu kama turjumayso fashilkaaga Balse indha adaygaga waxad ku mutaysatay 1 sano oo dheeri ah inaad nala si jogto  Page like saar siina share garee

Dhibaatada Maseerka Dumarka. Ku reebeay!

Image
Gabar ayaa baaritaan kula dhaqaaqday Mobile ka Ninkeeda, magacyada ay ka heshay waxaa ma mid ah : 1.Dunideyda  2.Wehel keyga  3.Indhaheyga Nuurkooda. Xaaskii aad ayay u xanaaqday  Calling … Numberka koowaad ayay wacday , saa waa hooyadii  Numberka labaad ayay wacday saa waa walaashii  Numberka seddexaad ayay wacday saa waxaa soo dhacay Number keeda  Waxa ay dareentay dambi , mushaarkeedii Bisha ayay siisay iyada oo Cafis ka dalbatay. Qisadii ayay uga sheekeysay Hooyada dhashay Ninkeeda, hooyadii waxa ay ku abaal marisay wiilkeeda jijin dahab ah Sidoo kale waxa ay uga sheekeysay walaashii, iyadana faraanti ay lahayd ayay u iibisay una haddiyadeysay. Ninkii wixiisa ayuu uruursaday, wuxuuna Haddiyad uga dhigay xaaskiisa labaad oo Numberkeeda uu ku qortay *Ninka Maqaayadda*